(Sawirro) Maraykanka oo taageero cusub u balan qaaday dowlada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud  ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika, Mary. Labada dhinac  waxay ka wada hadleen horumarka Soomaaliya ee laga gaaray doorashooyinka socda iyo arrimaha gobolka. Dhinaca kale,Dowladda Mareykanka ayaa mar kale xaqiijisay inay ka go’an tahay inay garab … Continue reading (Sawirro) Maraykanka oo taageero cusub u balan qaaday dowlada Soomaaliya